Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fataan

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof dadka isku dira; fidnoole; diradiroole.

Erayo la-mid ah

fataalNin aan wax tashiilan.fataalKu f.: hanti ku ciyaarid.fataaladHaweeney aan hantida tashiilin.fataalnimoFataal ahaansho.fataanadHaweeney dadka isku dirta.fataaxsanaansho/dh ld fitaaxsanaan.fatah/mg1 (-hay, -hday; -tihi) 1. (f.g) Wax meel ku jira ka daadi…fatahaadJabsashada ay biyo, bad, webi iwm ay jabsadaan xaydaankii ay…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms