Qaamuuska Asalka
fashalmid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld fashilmid.
Erayo la-mid ah
fashal/mg1 (-alay, -ashay) 1. Guuldarro la kulmid. 2. ld fashali. …fashal1. Guuldarro. 2. ld fashalid.fashalanWax fashal la kulmay noqosho. ld fashilan¹.fashalanWax fashal la kulmay ahaansho. ld fashilan².fashaliFashal ku ridid. ld fashili.fashalidld fashal¹ (2), fashalaad, fashil¹, fashilaad, fash.fashalnaanld fashalnaansho, fashilnaan, fashilnaan-sho.fashalnaansho/dh ld fashalnaan.

