Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fashalan

(-lmay, -lantay; -lmi)
Falmg1

Macnaha

Wax fashal la kulmay noqosho. ld fashilan¹.

Erayo la-mid ah

fashal1. Guuldarro. 2. ld fashalid.fashal/mg1 (-alay, -ashay) 1. Guuldarro la kulmid. 2. ld fashali. …fashaliFashal ku ridid. ld fashili.fashalidld fashal¹ (2), fashalaad, fashil¹, fashilaad, fash.fashalmidld fashilmid.fashalnaanld fashalnaansho, fashilnaan, fashilnaan-sho.fashalnaansho/dh ld fashalnaan.fashaq1. Qoyaan. 2. F. ah: wax aad u qoyan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms