Qaamuuska Asalka
fasakhan
(-khmay, -khantay; -khmi)Falmg1
Macnaha
Wax liinbaxay noqosho (dhar iwm). ld fasaqan¹.
Erayo la-mid ah
fasaaxadHadal kari ogaan; codkarnimo. ld fasaaxo.fasahaad1. Dawga toosan ka weecasho. 2. Kibrid.fasahaad1. Dawga toosan oo laga leexdo. 2. Kibir.fasahaadi1. Dawga toosan ka weecin. 2. Cid kibrin.fasahaadinld fasahaadis.fasahaadsanWax fasahaaday ahaansho.fasahaadsanaanld fasahaadsanaansho.fasahaadsanaansho/dh ld fasahaadsanaan.

