0

faani

f g2 (-iyay, -isay)

Faan ka sheegid.

0

faanid

m f dh

Eeg: faan³

0

faanin

m f dh

ld faanis.

0

faanis

m l

Eeg: faanin

0

faansan

f mg4 (-naa, -nayd)

La ammaanay ahaansho (qof).

0

faansanaan

m f dh

ld faansanaansho.

0

faansanaansho

m l

/dh ld faansanaan.

0

faantax

m dh

Eeg: fantax

0

faanto

m dh

Xaar lo'aad oo qoyan.

0

faanuus

m l

Eeg: feynuus

0

faaqid

f g1 (-day, -dday)

Shay dhumay oo la raadinayo wax kale ka dhex baarid.

0

faaqidaad

m dh

1. Faallo. 2. ld faaqidid.

0

faaqidid

m f dh

ld faaqid¹, faaqidaad (2).

0

faar

m l

Caano, dawo, rinji iwm intooda adkaata marka ay kala baxaan.

0

faarad

m dh (-do, m.l)

Qalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo isticmaalo turxaanbixinta iyo sulux ka dhigidda alwaaxda; raando.

0

faaradayn

m f dh

Eeg: faaradee

0

faaradee

f g2 (-deeyay, -daysay)

Alwaax faarad ama raando ku simid.

0

faaran

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: faran²

0

faaranhayt

m l (fiis.)

Qiyaasta heerkulka ee uu keenay fisigisyahan Jarmal ah oo la yiraahdo Gabriyeel Faaranahyt (1686 - 1736) waxaana looga isticmaalaa waddama Ingiriisiga ku hadla. Barta barafowga iyo tan karka ee biyuhu waxay kala yihiin 32 iyo 212 sida ay u kala horreeyaan.

0

faarasho

m dh

Eeg: farasho

0

faarax

m l

Eeg: farax¹

0

faaraxsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: faraxsan

0

faaraxsanaan

m dh

Eeg: faraxsanaan

0

faaraxsanaansho

m l

/dh ld faraxsanaan.

0

faardi

m l

Eeg: faarsi

0

faarfaar

m l

Eeg: farfar¹

0

faarfaarid

m dh

Eeg: farfarid

0

faari

f g2 (-iyay, -isay)

Caano, dawo iwm faar u yeelid.

0

faarid

m dh

1. ld faarniin. eeg faar². 2. ld farid.

0

faarin

m f dh

Eeg: faari

0

faarixid

m dh

Eeg: farxid

0

faarmaan

m l (-nno, m.dh)

Qori dheer oo xooggan oo shiraaca doonta kor ka haya, markuu furanyahay, marka kalena lagu duubo.

0

faarnaan

m dh

Eeg: farnaan

0

faarnaansho

m l

/dh ld farnaan.

0

faarniin

m l

(1).

0

faaro

f g3 (-rtay, -ratay)

(1).

0

faarofaare

m l

Ceel roobku biyeeyo, marka xareeddu dhammaatana la qodo oo maaxda.

0

faaroobid

m f dh

Eeg: faarow

0

faarow

f mg1 (-roobay, -rowday; -roobi)

Caano, dawo iwm faar yeelasho.

0

faarsad

m l

Eeg: faarsasho

0

faarsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax la faariyey ahaansho (caano).

0

faarsanaan

m f dh

ld faarsanaansho.

0

faarsanaansho

m l

/dh ld faarsanaan.

0

faarsasho

m f dh

ld faarsad.

0

faarsi

m l

Noocyada kallunka ka mid ah. ld faardi.

0

faarsifaarsi

m l

Eeg: faarsasho

0

faarso

f mg3 (-saday, -satay)

1. Caano faar u yeelasho. 2. Caano faar ka gurasho.

0

faarugsasho

m dh

Eeg: faarumaysasho

0

faarugsi

m l

Eeg: faarumaysasho

0

faarugso

f mg3 (-saday, -satay)

Eeg: faarumayso

0

faarumayn

m f dh

Eeg: faarumee

0

faarumaysad

m l

Eeg: faarumaysasho

0

faarumaysasho

m f dh

ld faarugsasho, faarugsi, faarumaysad, faarumaysasho.

0

faarumaysi

m l

Eeg: faarumaysasho

0

faarumayso

f mg3 (-stay, -satay)

1. Hal la lisayo lugaha dambe kala bixin. 2. Qof meel dheer iska tusid iyadoo aan loo baaqin. ld faarugso.

0

faarumee

f g2 (-meeyay, -maysay)

U f.: hal la maalayo haaneedin. Tus. “Hashii baa Cali faarumeeyey”.

0

faaruq

m l kh

F. ah: weel aan wax ku jirin ama meel aan wax oollin.

0

faaruqi

f g2 (-iyay, -isay)

1. Weel wax ku jira ka marin. 2. Meel wax yaalliin ka marin.

0

faaruqid

m f dh

Eeg: faaruq²

0

faaruqin

m f dh

ld faaruqis.

0

faaruqis

m l

Eeg: faaruqin

0

faaruqnimo

m dh

Faaruq ahaansho.

0

faas

m l (-sas, m.l)

Qalab bir ah oo godinta u eg oo loo isticmaalo geeda gooynta. ld faash¹.

0

faash

m l

Eeg: faas¹

0

faashad

m dh (-do, m.l)

Gabal dhar oo cad oo lagu duubo meelaha dhaawacan ee jirka.

0

faashid

m dh

Eeg: faasid²

0

faasho

f mg3 (-shaday, -shatay)

Faal dhigasho.

0

faashow

m l

Eeg: faalallow

0

faasid

m l (-diin, m.dh)

Qof sameeya waxyaalaha foosha xun ee diintu reebtay.

0

faasiq

m l (-qiin/-qyo, m.dh)

Qof fisqi badan sameeya. ld faasuq.

0

faasiqnimo

m dh

Faasiq ahaansho. ld faasuqnimo.

0

faasuq

m l

Eeg: faasiq

0

faasuqnimo

m dh

Eeg: faasiqnimo

0

faataa

m l

Eeg: faataadhugle

0

faataadhugle

m l (-layaal m.l/dh)

Qof faan badan oo sheegta wax uusan ahayn. ld faataa.

0

Faataadhugle

samayn. ld faataalee.

0

faataadhugleyn

m f dh

ld faataalayn.

0

faataalayn

m dh

Eeg: faataadhugleyn

0

faataalee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Eeg: faataadhuglee

0

faataxayn

m f dh

Eeg: faataxee

0

faataxaysad

m l

Eeg: faataxaysasho

0

faataxaysasho

m f dh

ld fataxaysad, faataxaysi.

0

faataxaysi

m l

Eeg: faataxaysasho

0

faataxayso

f mg3 (-stay, -satay)

Faataxo akhrisasho.

0

faataxee

f mg2 (-xeeyay, -xaysay)

Faataxo akhriyid.

0

faataxo

m dh (-ooyin, m.l)

Suuradda ugu horreysa kitaabka Qur'aanka kariimka.

0

faax

m l

1. Nacas. 2. ld faafid. 3. ld feex.

0

faaxi

f g2 (-iyay, -isay)

1. Bur, badar iwm khamiirin. 2. ld faafi.

0

faaxid

m dh

Eeg: faafid

0

faaxin

m dh

Eeg: faafin¹

0

faaxis

m l

Eeg: faafin¹

0

faay

f mg1 (-yay, -yday)

Caafimaad qabid.

0

faayid

m f dh

ld faay¹.

0

fac

m l (-cac, m.l)

1. Da'. 2. F. ah: dad isku da' ah oo isku waqti nool, jiil. 3. ld faacad.

0

facaad

m dh

(3).

0

facaayil

m l w

Eeg: ficil

0

facaysad

m l

Eeg: facaysasho

0

facaysasho

m f dh

ld facaysad, facaysi, filaysad, filaysasho, filaysi.

0

facaysi

m l

Eeg: facaysasho

0

facayso

f g3 (-stay, -satay)

Wax ama qof iskala fac dhigid. ld filayso.