Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

faaruqi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Weel wax ku jira ka marin. 2. Meel wax yaalliin ka marin.

Erayo la-mid ah

faarCaano, dawo, rinji iwm intooda adkaata marka ay kala baxaan.faar/mg1 (-ray, -rtay) 1. (f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo …faaradQalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo…faaradeeAlwaax faarad ama raando ku simid.faaranhaytQiyaasta heerkulka ee uu keenay fisigisyahan Jarmal ah oo la…faaraxsanaansho/dh ld faraxsanaan.faariCaano, dawo iwm faar u yeelid.faarid1. ld faarniin. eeg faar². 2. ld farid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms