Qaamuuska Asalka
faar
MagacLafdheeri
Macnaha
Caano, dawo, rinji iwm intooda adkaata marka ay kala baxaan.
Erayo la-mid ah
faaradQalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo…faaradeeAlwaax faarad ama raando ku simid.faaranhaytQiyaasta heerkulka ee uu keenay fisigisyahan Jarmal ah oo la…faaraxsanaansho/dh ld faraxsanaan.faariCaano, dawo iwm faar u yeelid.faarid1. ld faarniin. eeg faar². 2. ld farid.faarmaanQori dheer oo xooggan oo shiraaca doonta kor ka haya, markuu…faarnaansho/dh ld farnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
