Qaamuuska Asalka
faaranhayt
(fiis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Qiyaasta heerkulka ee uu keenay fisigisyahan Jarmal ah oo la yiraahdo Gabriyeel Faaranahyt (1686 - 1736) waxaana looga isticmaalaa waddama Ingiriisiga ku hadla. Barta barafowga iyo tan karka ee biyuhu waxay kala yihiin 32 iyo 212 sida ay u kala horreeyaan.
Erayo la-mid ah
faarCaano, dawo, rinji iwm intooda adkaata marka ay kala baxaan.faar/mg1 (-ray, -rtay) 1. (f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo …faaradQalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo…faaradeeAlwaax faarad ama raando ku simid.faaraxsanaansho/dh ld faraxsanaan.faariCaano, dawo iwm faar u yeelid.faarid1. ld faarniin. eeg faar². 2. ld farid.faarmaanQori dheer oo xooggan oo shiraaca doonta kor ka haya, markuu…

