Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

faarad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Qalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo isticmaalo turxaanbixinta iyo sulux ka dhigidda alwaaxda; raando.

Erayo la-mid ah

faarCaano, dawo, rinji iwm intooda adkaata marka ay kala baxaan.faar/mg1 (-ray, -rtay) 1. (f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo …faaradeeAlwaax faarad ama raando ku simid.faaranhaytQiyaasta heerkulka ee uu keenay fisigisyahan Jarmal ah oo la…faaraxsanaansho/dh ld faraxsanaan.faariCaano, dawo iwm faar u yeelid.faarid1. ld faarniin. eeg faar². 2. ld farid.faarmaanQori dheer oo xooggan oo shiraaca doonta kor ka haya, markuu…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms