Qaamuuska Asalka
faafin
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld faafis, faahin, faahis, faaxin, faaxis.
Erayo la-mid ah
faaf1. Meesha wabiyadu iyo daadadku ku fatahaan. 2. ld faafid.faafBiyo, cudur, war iwm meel ku baahid. ld faah², faax².faafiWar, cudur iwm meel si ballaaran ugu baahin. ld faahi, faaxi…faafidld faaf¹ (2), faah¹, faahid, faax¹ (2), faaxid.faafreebGuddiga baara filimada, jaraa'idka, buugaagta iyo riwaayadah…faaftoCeel maaxda oo dowlis lagaga cabbo.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
