Qaamuuska Asalka
faafto
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Ceel maaxda oo dowlis lagaga cabbo.
Erayo la-mid ah
faaf1. Meesha wabiyadu iyo daadadku ku fatahaan. 2. ld faafid.faafBiyo, cudur, war iwm meel ku baahid. ld faah², faax².faafiWar, cudur iwm meel si ballaaran ugu baahin. ld faahi, faaxi…faafidld faaf¹ (2), faah¹, faahid, faax¹ (2), faaxid.faafinld faafis, faahin, faahis, faaxin, faaxis.faafinF. rasmi ah: wareegto rasmi ah.faafreebGuddiga baara filimada, jaraa'idka, buugaagta iyo riwaayadah…

