Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

faaf

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Meesha wabiyadu iyo daadadku ku fatahaan. 2. ld faafid.

Erayo la-mid ah

faafiWar, cudur iwm meel si ballaaran ugu baahin. ld faahi, faaxi…faafidld faaf¹ (2), faah¹, faahid, faax¹ (2), faaxid.faafinld faafis, faahin, faahis, faaxin, faaxis.faafinF. rasmi ah: wareegto rasmi ah.faafreebGuddiga baara filimada, jaraa'idka, buugaagta iyo riwaayadah…faaftoCeel maaxda oo dowlis lagaga cabbo.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms