Qaamuuska Asalka
faafi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
War, cudur iwm meel si ballaaran ugu baahin. ld faahi, faaxi (2).
Erayo la-mid ah
faaf1. Meesha wabiyadu iyo daadadku ku fatahaan. 2. ld faafid.faafBiyo, cudur, war iwm meel ku baahid. ld faah², faax².faafidld faaf¹ (2), faah¹, faahid, faax¹ (2), faaxid.faafinld faafis, faahin, faahis, faaxin, faaxis.faafinF. rasmi ah: wareegto rasmi ah.faafreebGuddiga baara filimada, jaraa'idka, buugaagta iyo riwaayadah…faaftoCeel maaxda oo dowlis lagaga cabbo.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
