Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

faan

MagacLafdheeri

Macnaha

Hadal aan dhab ahayn oo cid lagu ammaano.

Erayo la-mid ah

faanfaan1. Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano. 2. ld …faanfaanFal kibir ku jiro muujin si loogu ammaano.faanfaanidld faanfaan¹ (2).faaniFaan ka sheegid.faaninld faanis.faansanLa ammaanay ahaansho (qof).faansanaanld faansanaansho.faansanaansho/dh ld faansanaan.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms