Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

faanfaan

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano. 2. ld faanfaanid.

Erayo la-mid ah

faanHadal aan dhab ahayn oo cid lagu ammaano.faan1. Ilig dheer. 2. Foolasha maroodiga ee dhaadheer midkood.faanHadal aan dhab ahayn isku ammaanid.faanfaanidld faanfaan¹ (2).faaniFaan ka sheegid.faaninld faanis.faansanLa ammaanay ahaansho (qof).faansanaanld faansanaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms