Qaamuuska Asalka
faani
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Faan ka sheegid.
Erayo la-mid ah
faanHadal aan dhab ahayn oo cid lagu ammaano.faan1. Ilig dheer. 2. Foolasha maroodiga ee dhaadheer midkood.faanHadal aan dhab ahayn isku ammaanid.faanfaan1. Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano. 2. ld …faanfaanFal kibir ku jiro muujin si loogu ammaano.faanfaanidld faanfaan¹ (2).faaninld faanis.faansanLa ammaanay ahaansho (qof).

