Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

faashad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Gabal dhar oo cad oo lagu duubo meelaha dhaawacan ee jirka.

Erayo la-mid ah

faasQalab bir ah oo godinta u eg oo loo isticmaalo geeda gooynta…faaswax ku goyn. ld faash².faashoFaal dhigasho.faasidQof sameeya waxyaalaha foosha xun ee diintu reebtay.faasidld faashid.faasiqQof fisqi badan sameeya. ld faasuq.faasiqnimoFaasiq ahaansho. ld faasuqnimo.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms