Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

faas

(-sas, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qalab bir ah oo godinta u eg oo loo isticmaalo geeda gooynta. ld faash¹.

Erayo la-mid ah

faashadGabal dhar oo cad oo lagu duubo meelaha dhaawacan ee jirka.faashoFaal dhigasho.faasidQof sameeya waxyaalaha foosha xun ee diintu reebtay.faasidld faashid.faasiqQof fisqi badan sameeya. ld faasuq.faasiqnimoFaasiq ahaansho. ld faasuqnimo.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms