0

filo

f g3 (-ishay, -ilatay)

Wax malaysasho.

0

filoojani

m l (-iyaal, m.l)

(baay.) Taariikhda tadawurka ee noole ama koox noolayaal ah oo xidhiidh ka dhexeeyo.

0

filqad

m l

Eeg: filqasho

0

filqasho

m f dh

ld filqad.

0

filqid

m f dh

Eeg: filiq

0

filqo

f mg3 (-qaday, -qatay)

Wax wax hayay ama la hayay ama wax ku mudnaa ama ku tiirsanaa, xoog sidbasho ku jirto u boodid, u bixid, u siibasho.

0

filsamaan

m f dh

ld filsa-maansho, filsami.

0

filsamaansho

m l

/dh ld filsamaan.

0

filsami

m dh

Eeg: filsamaan

0

filsan

f mg4 (-amaa, -amayd)

Wax muuqaal qurxoon leh ahaansho.

0

filweyn

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax da' weyn ahaansho.

0

filweynaan

m f dh

ld filweynaansho, filweyni.

0

filweynaansho

m l

/dh ld filweynaan.

0

filweyni

m dh

Eeg: filweynaan

0

fin

m l (-nan, m.l)

Nabar oogada nafleyda ka soo baxa oo mid xun iyo mid sanba leh; kasoobbax; dhullax.

0

findhicil

m l

1. Geed quwaax dhuux adag oo leh laamo gaagaaban, qodxo dhaadheer, caleemo yaryar iyo asal. 2. Cunto la cunayo wax yar oo kaga hara ilkaha dhexdooda. 3. (-illo, m.dh) Qori yar oo cuntada ilkaha dhexdooda ku harta looga saaro.

0

findhicilasho

m f dh

Eeg: findhicilo

0

findhicilo

f g3 (-ishay, -ilatay)

Findhicil ilko ka baxsasho.

0

findhir

f g1 (-ray, -rtay)

Eeg: fandhar

0

findhiri

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: fandhar

0

findhirid

m dh

Eeg: fandharid

0

findhirin

m dh

Eeg: fandharid

0

findhiris

m l

Eeg: fandharid

0

findoob

m l (daaw.)

Fin yar oo malax afka ku wata oo maqaarka ka soo baxa waxay noqon kartaa infekshin baktiiriyaad ee daloollada maqaarka oo xirmay iyo dufan ay soo daayeen qanjirrada xayrta ee maqaarka ku yaal.

0

finiin

m l (-nno, m.dh)

1. Cadad yaryar oo meeshi ay ku dhegganaayeen xoog iyo dhaqso uga soo fuqay, ama uga soo ganmay. 2. Ciyaar carruureed ah dhaqxaan yaryar oo faraha lagu gamayo. ld faniin¹.

0

finiini

f g2 (-iyay, -isay)

1. Wax ordaya wax dul saaran ka ridid. 2. Wax sida biyo dhagax iwm xoog u firdhin. Tus. “Axmed baa biyo nagu finiiniyey”. 3. Neef xooluuhu ku jirey ka cayrin. ld faniini.

0

finiinid

m f dh

ld faniinid.

0

finiinin

m f dh

ld faniinin, faniinis, finiinis..

0

finiinis

m l

Eeg: finiinin

0

finiinsad

m l

Eeg: finiinsasho

0

finiinsasho

m f dh

ld finiinsad, finiinsi.

0

finiinsi

m l

Eeg: finiinsasho

0

finiinso

f g3 (-saday, -satay)

Wax badan oo wada jira oo ordaya, mid ka mid ah gooni u leexsasho.

0

finixsad

m l

Eeg: finixsasho

0

finixsasho

m f dh

ld finixsad, finixsi.

0

finixsi

m l

Eeg: finixsasho

0

finixso

f mg3 (-saday, -satay)

Dood ama hadal hore oo loo qaadan waayey daba socosho.

0

finjil

f g1 (-ilay, -ishay)

Sabuul badar iniino ka fujin.

0

finjilid

m f dh

Eeg: finjil

0

finnaaq

m l kh

F. ah: neef irmaan oo aan caano badan lahayn; baaqimo. ld finnaaqo.

0

finnaaqo

m dh kh

Eeg: finnaaq

0

finnaaqsasho

m f dh

ld finnaaqsi.

0

finnaaqsi

m l

Eeg: finnaaqsasho

0

finnaaqso

f g3 (-saday, -satay)

Neef baaqimo ah maalid.

0

fintir

m l (fintir, m.dh)

(bot.) Geed yar oo jilicsan oo lug tool ah oo ubax qurxoon kor ku leh, hoosna buruq kuusan oo kulul oo xooluhu ku dhacaartaan waxna lagu dhayo; wamme.

0

fiq

m dh

Buurta meesha ugu sarreysa. ld fig.

0

fiqi

m l (-iyo, m.dh)

1. Axkaamta laga soo qaatay Qur'aanka iyo xadiiska Nabiga. 2. Qof ku xeel dheer diinta islaamka.

0

fiqibburaale

m l

Nooc rooxaanta dadka ku dhacda ka mid ah.

0

fiqid

m f dh

Eeg: faqid

0

fiqiduur

m l (-rro, m.dh)

Wadaad aan aqoon dheer u lahayn diinta kuna qaraabta.

0

fiqin

m f dh

ld faqin, faqis.

0

fir

m l

1. Taxanaha abtirsiimada ee laga soo askumay. 2. Cagaarka ugu horreeya ee geedaha ka soo baxa. ld firfir¹.

0

fįr

m l

Cagaarka ka soo baxa meel laga guuray; fuf.

0

firaaqayn

m f dh

Eeg: firaaqee

0

firaaqee

f g2 (-qeeyay, -qaysay)

Firaaqo ka dhigid (meel).

0

firaaqo

m dh

1. Meel aan cidi joogin ama aan wax oollin. 2. Meel aan ciriiri ahayn.

0

firaaqoobid

m f dh

Eeg: firaaqow

0

firaaqow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

Firaaqo noqosho.

0

firaari

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: feeraari

0

firaarin

m dh

Eeg: feeraarin

0

firaaris

m l

Eeg: feeraarin

0

firaarsan

f mg4

Eeg: feeraarsan

0

firaarsanaan

m dh

Eeg: feeraarsanaan

0

firaarsanaansho

m l

/dh ld feeraarsanaan.

0

firaash

m l (-shyo/furshaan, m.dh)

1. Joodari. 2. Maryaha, bustaha iwm ee la dul saaro joodariga. ld furaash.

0

firaashan

f mg4 (-shnaa, -shnayd)

Wax la firaashay ahaansho.

0

firaashid

m f dh

Eeg: firaash²

0

firaashnaan

m f dh

ld firaashnaansho.

0

firaashnaansho

m l

/dh ld firaashnaan.

0

firasho

m f dh

Eeg: firo²

0

firayn

m f dh

Eeg: firee

0

fircoon

m l

1. Magac boqorradii Masaaridii hore. 2. F. ah: qof naxariis la'.

0

firdhaad

m l

1. Wax weyn oo qarxaday ama col jabay, waxa ka soo go'a ama ka soo yaaca. 2. Dad ama xoolo kala yaacid. ld firdhad (1).

0

firdhad

m l

; firdhasho.

0

firdhan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax wada jirey oo kala yaacay ahaansho.

0

firdhanaan

m f dh

ld firdhanaansho.

0

firdhanaansho

m l

/dh ld firdhanaan.

0

firdhasho

m f dh

ld firdhad (2).

0

firdhi

f g2 (-iyay, -isay)

Kala tuurtuurid; kala yaacin. ld firiri.

0

firdhid

m f dh

ld firir¹, firirid.

0

firdhin

m f dh

ld firirin.

0

firdhis

m l

Barabaro yaryar oo midab ah oo neef cad oo xoolaha ku firirsan jirkiisa.

0

firdhisan

f mg4 (-snaa, -sanyd)

Eeg: firirsan

0

firdhisnaan

m dh

Eeg: firirsanaan

0

firdhisnaansho

m l

/dh ld firirsanaan.

0

firdhiso

m dh

Xabbad gumuc firdha leh.

0

firdho

f mg3 (-dhaday, -dhatay)

Wax qarxaday ama col jabay, wax ka kala yaacid, ka soo go'id.

0

firdowso

m dh

Siddeedda janno middood.

0

fire

m l

Eeg: firin

0

firee

f g2 (-reeyay, -raysay)

1. Wax firo u yeelid. 2. Waraaq turub oo gembisan dhanka kale u rogid. 3. Kala f.: wax meeshu u jeedey ma ahee meel kale u jeedin.

0

fireyso

f g3 (-stay, -satay)

Haad turub geddisasho.

0

firfir

m l

1. Burcad yaryar oo caanaha marka la lulo kor sabbeeya. 2. F. ah: caano la lulay oo firfir yeeshay. 3. Dhidid f. ah: dhidid kala googo'an oo oogada nafleyda ka yimaad. 4. ld fir¹.

0

firfircoon

f mg4 (-naa, -nayd)

Qof hawl iwm u dhiifoon ahaansho.

0

firfircoonaan

m f dh

ld firfircoonaansho, firfircooni.

0

firfircoonaansho

m l

/dh ld firfircoonaan.

0

firfircooni

m dh

Eeg: firfircoonaan

0

firfirid

m f dh

Eeg: firfir²

0

firgad

m dh

Eeg: fargad²

0

firgasho

m dh

Eeg: fargasho

0

firgo

f mg3 (-gaday, -gatay)

Eeg: fargo