Qaamuuska Asalka
firaaqow
(-oobay, -owday; -oobi)Falmg1
Macnaha
Firaaqo noqosho.
Erayo la-mid ah
firaaqeeFiraaqo ka dhigid (meel).firaaqo1. Meel aan cidi joogin ama aan wax oollin. 2. Meel aan ciri…firaarsanaansho/dh ld feeraarsanaan.firaash1. Joodari. 2. Maryaha, bustaha iwm ee la dul saaro joodarig…firaashMaro, buste iwm joodari dul saarid.firaashanWax la firaashay ahaansho.firaashnaanld firaashnaansho.firaashnaansho/dh ld firaashnaan.

