Qaamuuska Asalka
feeraarin
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld feeraaris, firaarin, firaaris.
Erayo la-mid ah
feer/mg1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Fara duuban wax ku dhufasho. 2. …feer1. Lafaha dhuudhuuban, xooggan ee ku xeeran dhawraarintana u…feeraarKala fogaan, kala durugsanaan.feeraariWax kala durgin. ld firaari.feeraarsanWax la feeraariyay ahaansho. ld firaarsan.feeraarsanaanld feeraarsanaansho, firaarsanaan, firaarsanaansho.feeraarsanaansho/dh ld feeraarsanaan.feeracasoBalag digir oo qoyaankii ka baxay si fiicanna aan u qallalin…

