Qaamuuska Asalka
feer
(-ro, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Lafaha dhuudhuuban, xooggan ee ku xeeran dhawraarintana u ah uur ku jirta nafleyda inteeda sare. 2. Hareer; gees, dhinac. 3. (w) Qaaxo.
Erayo la-mid ah
feeraarKala fogaan, kala durugsanaan.feeraariWax kala durgin. ld firaari.feeraarinld feeraaris, firaarin, firaaris.feeraarsanWax la feeraariyay ahaansho. ld firaarsan.feeraarsanaanld feeraarsanaansho, firaarsanaan, firaarsanaansho.feeraarsanaansho/dh ld feeraarsanaan.feeracasoBalag digir oo qoyaankii ka baxay si fiicanna aan u qallalin…feerafuglaynHiqhiqlayn.

