Qaamuuska Asalka
fin
(-nan, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
Nabar oogada nafleyda ka soo baxa oo mid xun iyo mid sanba leh; kasoobbax; dhullax.
Erayo la-mid ah
findhicil1. Geed quwaax dhuux adag oo leh laamo gaagaaban, qodxo dhaa…findhiciloFindhicil ilko ka baxsasho.findoobFin yaryar oo aan cudur ahayn oo dadka dhallinta yar wejigoo…findoobFin yar oo malax afka ku wata oo maqaarka ka soo baxa waxay …finiin1. Cadad yaryar oo meeshi ay ku dhegganaayeen xoog iyo dhaqs…finiin1. Wax ordaya xoog uga dhicid. Tus. “Baabuurkii ayuu xoog ug…finiini1. Wax ordaya wax dul saaran ka ridid. 2. Wax sida biyo dhag…finiinidld faniinid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
