Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

finiini

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Wax ordaya wax dul saaran ka ridid. 2. Wax sida biyo dhagax iwm xoog u firdhin. Tus. “Axmed baa biyo nagu finiiniyey”. 3. Neef xooluuhu ku jirey ka cayrin. ld faniini.

Erayo la-mid ah

finiin1. Cadad yaryar oo meeshi ay ku dhegganaayeen xoog iyo dhaqs…finiin1. Wax ordaya xoog uga dhicid. Tus. “Baabuurkii ayuu xoog ug…finiinidld faniinid.finiininld faniinin, faniinis, finiinis..finiinsashold finiinsad, finiinsi.finiinsoWax badan oo wada jira oo ordaya, mid ka mid ah gooni u leex…finixsashold finixsad, finixsi.finixsoDood ama hadal hore oo loo qaadan waayey daba socosho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms