Qaamuuska Asalka
finiin
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Cadad yaryar oo meeshi ay ku dhegganaayeen xoog iyo dhaqso uga soo fuqay, ama uga soo ganmay. 2. Ciyaar carruureed ah dhaqxaan yaryar oo faraha lagu gamayo. ld faniin¹.
Erayo la-mid ah
finiini1. Wax ordaya wax dul saaran ka ridid. 2. Wax sida biyo dhag…finiinidld faniinid.finiininld faniinin, faniinis, finiinis..finiinsashold finiinsad, finiinsi.finiinsoWax badan oo wada jira oo ordaya, mid ka mid ah gooni u leex…finixsashold finixsad, finixsi.finixsoDood ama hadal hore oo loo qaadan waayey daba socosho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
