Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

firdhid

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld firir¹, firirid.

Erayo la-mid ah

firdhaad1. Wax weyn oo qarxaday ama col jabay, waxa ka soo go'a ama …firdhad; firdhasho.firdhanWax wada jirey oo kala yaacay ahaansho.firdhanaanld firdhanaansho.firdhanaansho/dh ld firdhanaan.firdhashold firdhad (2).firdhiKala tuurtuurid; kala yaacin. ld firiri.firdhinld firirin.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms