Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

firdhi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Kala tuurtuurid; kala yaacin. ld firiri.

Erayo la-mid ah

firdhaad1. Wax weyn oo qarxaday ama col jabay, waxa ka soo go'a ama …firdhad; firdhasho.firdhanWax wada jirey oo kala yaacay ahaansho.firdhanaanld firdhanaansho.firdhanaansho/dh ld firdhanaan.firdhashold firdhad (2).firdhidld firir¹, firirid.firdhinld firirin.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms