Qaamuuska Asalka
fintir
(fintir, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(bot.) Geed yar oo jilicsan oo lug tool ah oo ubax qurxoon kor ku leh, hoosna buruq kuusan oo kulul oo xooluhu ku dhacaartaan waxna lagu dhayo; wamme.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.Macnaha