Qaamuuska Asalka
firo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Wax jajabay oo habaasoobey oo dabayshu qaaddo; saxar, boor. 2. Nooc ka mid ah ciyaarta turubka oo lagu khammaaro.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha