Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fac

(-cac, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Da'. 2. F. ah: dad isku da' ah oo isku waqti nool, jiil. 3. ld faacad.

Erayo la-mid ah

facaad(3).facaysashold facaysad, facaysi, filaysad, filaysasho, filaysi.facaysoWax ama qof iskala fac dhigid. ld filayso.fackaalloQof nuguur ama dabeecad xun oo aan lala dhaqmi karin.faclaynld facle (2).facle1. Orod afarqaadle ah oo aan xawli dheer lahayn oo ay ugaart…facleeFacle samayn.facshar1. Ceeb iyo sharafdhac weyn. 2. ld facsharid.3. Kashifaad. l…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms