0

diidsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax tamardarro awgeed la dhacay ahaansho (qof).

0

dįidsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Qof dįiddan ahaansho.

0

diidsanaan

m f dh

ld diidsanaansho.

0

dįidsanaan

m dh

įidsan. ld dįidsanaansho.

0

diidsanaansho

m l

/dh ld diidsanaan.

0

dįidsanaansho

m l

/dh ld dįidsanaan.

0

dįidsii

f lg2 (-iiyay, -iisay)

Cid wax nacsiin.

0

dįidsiin

m f dh

įidsii.

0

diif

m dh

Tamardarro, jiil, daal iwm oo jirka ka muuqda.

0

dįif

m l

Biyaha iyo qoyaanka kale oo sanka ka yimaada, durey ama hargab dartiis; siin. ld dųuf¹ (2).

0

diifayn

m f dh

Eeg: diifee

0

diifaysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Wax diifi hayso ahaansho (nafley).

0

diifaysnaan

m f dh

ld diifaysnaansho.

0

diifaysnaansho

m l

/dh ld diifaysnaan.

0

diifee

f g2 (-feeyay, -faysay)

Cid diif badid.

0

dįifsasho

m f dh

įifso. ld dįifsad, dųufsad, dųufsasho, dųufsi.

0

dįifso

f mg3 (-saday, -satay)

Diif iska tirid (qof). ld dųufso.

0

diig

m l

Eeg: diiq¹

0

diigaanyo

m dh

Wax aad u tiro badan (dad, xoolo iwm).

0

diihaal

m l

Gaajo aad u daran. ld daahiil¹.

0

diihaalid

m f dh

ld daahiilid.

0

diil

m dh (-lo, m.l)

Dhabbo; jid.

0

diilabadan

f mg4 (-dnaa, -dnayd)

Dabci si caadi u ah isbeddelid (qof).

0

diilabadnaan

m f dh

Eeg: diilabadnaansho

0

diilabadnaansho

m l

/dh eeg diilabadan. ld diilabadnaan.

0

diilaley

m dh

Darbad d.: dabayl xoog leh oo hadba dhinac ka timaadda.

0

diilalyo

m dh

Dhaxan aad u badan.

0

diilan

f mg1 (-amay, -antay; -ami)

Wax ciid, neef iwm laga buuxiyey noqosho.

0

diilasho

m f dh

Eeg: diilo

0

diilid

m f dh

Eeg: diil²

0

diilimayn

m dh

Eeg: diillimayn

0

diilimee

f g2 (-meeyay, -meysay)

Eeg: diillimee

0

diilin

m dh

Eeg: diillin

0

diillimayn

m f dh

ld diilimayn.

0

diillimee

f g2 (-meeyay, -maysay)

Meel wax ku dul xarriiqid. ld diilimee.

0

diillin

m dh (-imo, m.l)

1. Xarriiq; jiitin. 2. Roob xoog leh oo dabayl wata. 3. Caws cusub oo ka soo fufay meel gubad ah. ld diilin.

0

diillincaanood

m dh

Diillin ballaaran cirka ku dhereran oo ka kooban xiddigo yaryar oo badan.

0

diilmid

m f dh

Eeg: diilan¹

0

diilnaan

m f dh

ld diilnaansho.

0

diilnaansho

m l

/dh ld diilnaan.

0

diilo

f g3 (-iishay, -iilatay)

Wax ciid, neef iwm ka buuxsasho.

0

diimbiyood

m l (-dyo, m.dh)

Jaad ka mid ah diinka oo yar oo biyaha ku dhex nool. ld diinceelaad.

0

diimid

m f dh

ld diimis.

0

diimis

m dh

Eeg: diimid

0

diimmoon

f mg4 (-naa, -nayd)

Ka d./u d.: cid aan wax ogeyn ahaansho.

0

diimmoonaan

m f dh

ld diimmoonaansho, diimooni.

0

diimmoonaansho

m l

/dh ld diimmoonaan.

0

diimmooni

m dh

Eeg: diimmoonaan

0

diin

m l (-nan, m.l)

Nooc xamaaratada ka mid ah aad u gaabiya, leh qolof adag oo ku dahaaran afar lugood iyo qoor dheer oo aan dhogor lahayn; diindiin. ld dįindiin.

0

diin-fedeysi

m l (fals.)

Hab koox bulsheed, ama waxbarasho, oo aaminsan in aanay iintu qeyb ka ciyaari karin mushkiladaha iyo dhacdooyinka nolosha.

0

diin-fidiye

m l (-yayaal, m.l/dh)

(dii.) Qof kiristaan ah oo loo soo diray waddan shisheeye si uu u baro kirishtaanimada.

0

diinceelaad

m l (-dyo, m.dh)

Eeg: diimbiyood

0

diindarro

m dh

Si xun ugu dhaqmidda diin si xun loogu dhaqmo.

0

diindiimid

m f dh

Eeg: diindiin²

0

diindiin

m l kh

D. ah: dhar aad u duugoobay oo si sahlan u dildillaaci kara.

0

dįindiin

m l

Eeg: diin¹

0

diinla'aan

m dh

Diinlaawe ahaansho. ld diinli'i.

0

diinlaawe

m l (-wayaal, m.l/dh)

1. Qof aan diin aaminsanayn. 2. Qof aan akhlaaq wanaagsan lahayn.

0

diinley

m dh (-yo, m.l)

Goggaaleysi.

0

diinli'i

m dh

'aan.

0

diinta-Budhiismaha

m dh (dii.)

Diinta ay dadka qaarkood aaminsanyihiin inay ku barayso sida aad isaga baabbi'in lahayd murugta, waxaana lagaga dhaqmaa Aasiyada bari, iyo Aasiyada dhexe.

0

diiq

m l

1. ld diig (-qaq, m.l) Digaagga kiisa lab. 2. Kalluun yaryar oo gudguduudan. 3. Ciriiri. 4. D. ah: si dhib leh.

0

diiqad

m dh

Dareemidda la dareemo ciriiri ama farxad la'aan (qof).

0

diiqadayn

m f dh

Eeg: diiqadee

0

diiqadee

f g2 (-deeyay, -deysay)

Cid, ciriiri ama farxad la'aan ku abuurid.

0

diiqalyayn

m f dh

Eeg: diiqalyee

0

diiqalyee

f mg2 (-yeeyay, -yeysay)

Aayar socosho (biyo).

0

diiqalyeyn

m f dh

ld diiqalyo.

0

diiqalyo

m dh

Biyo aayar soconaaya. ld diiqalyeyn.

0

diiqayn

m f dh

Eeg: diiqee

0

diiqee

f g2 (-qeeyay, -qeysay)

1. Diiqo bixin. 2. Wax daldalid.

0

diiqid

m f dh

Eeg: diiq³

0

diiqlay

m l (bot.)

Geed-gaab leh dheecaan guduudan, laamo dhuudhuuban oo ka baxa dhulka jilicsan oo aan lahayn qodax.

0

diiqo

m dh

Eeg: diiq²

0

diiqoo

f mg3 (-oobay, -ootay)

Ku d.: ciriiri dareemid.

0

diiqood

m f l

Eeg: diiqoo

0

diiqyeer

m l

Arooryo hore.

0

diir

m l

Kulayl, uumi.

0

dįir

m l

Dubka sare ee lafta geedka.

0

diir-hoose

m l (-ayaal, m.dh)

(bot.) Botani ahaan, nudaha u dhexeeya dubka sare iyo habdhiska kalli ee jirridaha iyo xididdada geedka.

0

diirad

m dh (-do, m.l)

Aalad lagu kala garto jahooyinka, leh qaab sacadeed oo lagu hoggaamiyo maraakiibta.

0

diiradayn

m dh (nax.)

Marka diirad la saaraayo qayb ka mid ah weerta (eeg diirad 2.).

0

diiradeeye

m l (nax.)

Qurubyada wax diiradeeya oo kala ah: “baa”/”ayaa”, “waa” (eeg qurub diiradeed).

0

dįiran

f mg1 (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax diirkii ka dhacay noqosho.

0

diirane

m l (-nayaal, m.l/dh)

(xis.) Dhakhsaha isbeddelka ee fansaar marka loo eego doorsoomaha madax bannaan. Waxa kale loo yaqaan wehliyaha xigsineed ama fansaar diiran. .

0

diirane-koowaad

m l (-nayaal ..., m.l/dh)

(xis.) Fansaarka j = f(x) waa d. k. marka uu diiranihiisu yahay heerka koowaad, waxaana loo qoraa dy/dx ama f'(x).

0

dįirasho

m f dh

Eeg: diiro

0

diirdiir

m l (-rro, m.dh)

Jaad ugaarta ka mid ah oo diillimo leh; goodir.

0

diirdiir-xariireed

m dh

Nooc diirdiirta ka mid ah oo dunta xariirta sameysa.

0

diirdiirran

f mg4 (-naa, -nayd)

Qof firfircoon ahaansho.

0

diirdiirranaan

m f dh

ld diirdiirranaansho.

0

diirdiirranaansho

m l

/dh ld diirdiirranaan.

0

diirfin

m l

Nooc digirta ka mid ah, yaryar, oo cagaaran; salbuko.

0

diiri

f g2 (-iyay, -isay)

Wax in yar kululayn. ld diirri.

0

diirid

m f dh

ld diiris.

0

dįirid

m f dh

įir³. ld dįiris.

0

diirin

m f dh

ld diiris¹, diirrimaad, diirrin, diirris.

0

diirinle

m l

Shaqaalaha cuntada kariya ee haddana qeybiya; kaantunle.

0

diiris

m l

Eeg: diirin

0

dįiris

m dh

įirid.