Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

diillincaanood

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Diillin ballaaran cirka ku dhereran oo ka kooban xiddigo yaryar oo badan.

Erayo la-mid ah

diilDhabbo; jid.diilWax ciid, neef iwm ka buuxin.diilabadanDabci si caadi u ah isbeddelid (qof).diilabadnaansho/dh eeg diilabadan. ld diilabadnaan.diilaleyDarbad d.: dabayl xoog leh oo hadba dhinac ka timaadda.diilalyoDhaxan aad u badan.diilanWax ciid, neef iwm laga buuxiyey noqosho.diilanWax ciid, neef iwm laga buuxiyey ahaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms