Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

diilabadan

(-dnaa, -dnayd)
Falmg4

Macnaha

Dabci si caadi u ah isbeddelid (qof).

Erayo la-mid ah

diilDhabbo; jid.diilWax ciid, neef iwm ka buuxin.diilabadnaansho/dh eeg diilabadan. ld diilabadnaan.diilaleyDarbad d.: dabayl xoog leh oo hadba dhinac ka timaadda.diilalyoDhaxan aad u badan.diilanWax ciid, neef iwm laga buuxiyey noqosho.diilanWax ciid, neef iwm laga buuxiyey ahaansho.diillimaynld diilimayn.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms