Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

diil

(-lo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dhabbo; jid.

Erayo la-mid ah

diilabadanDabci si caadi u ah isbeddelid (qof).diilabadnaansho/dh eeg diilabadan. ld diilabadnaan.diilaleyDarbad d.: dabayl xoog leh oo hadba dhinac ka timaadda.diilalyoDhaxan aad u badan.diilanWax ciid, neef iwm laga buuxiyey noqosho.diilanWax ciid, neef iwm laga buuxiyey ahaansho.diillimaynld diilimayn.diillimeeMeel wax ku dul xarriiqid. ld diilimee.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms