Qaamuuska Asalka
diilan
(-amay, -antay; -ami)Falmg1
Macnaha
Wax ciid, neef iwm laga buuxiyey noqosho.
Erayo la-mid ah
diilDhabbo; jid.diilWax ciid, neef iwm ka buuxin.diilabadanDabci si caadi u ah isbeddelid (qof).diilabadnaansho/dh eeg diilabadan. ld diilabadnaan.diilaleyDarbad d.: dabayl xoog leh oo hadba dhinac ka timaadda.diilalyoDhaxan aad u badan.diillimaynld diilimayn.diillimeeMeel wax ku dul xarriiqid. ld diilimee.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
