Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

diin-fidiye

(-yayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(dii.) Qof kiristaan ah oo loo soo diray waddan shisheeye si uu u baro kirishtaanimada.

Erayo la-mid ah

diinNooc xamaaratada ka mid ah aad u gaabiya, leh qolof adag oo …diin/dh (-iimo, m.l) 1. Caqiido cid ku xiraysa awood ka sarraysa…diin1. Ku d.: qof wax la yaab leh oo aanu hore u arki jirin qaad…diin-fedeysiHab koox bulsheed, ama waxbarasho, oo aaminsan in aanay iint…diindarroSi xun ugu dhaqmidda diin si xun loogu dhaqmo.diindiinD. ah: dhar aad u duugoobay oo si sahlan u dildillaaci kara.diindiinSi sahlan u dildillaacid (dhar aad u duugoobay).diinla'aanDiinlaawe ahaansho. ld diinli'i.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms