Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

diin-fedeysi

(fals.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Hab koox bulsheed, ama waxbarasho, oo aaminsan in aanay iintu qeyb ka ciyaari karin mushkiladaha iyo dhacdooyinka nolosha.

Erayo la-mid ah

diinNooc xamaaratada ka mid ah aad u gaabiya, leh qolof adag oo …diin/dh (-iimo, m.l) 1. Caqiido cid ku xiraysa awood ka sarraysa…diin1. Ku d.: qof wax la yaab leh oo aanu hore u arki jirin qaad…diin-fidiye(dii.) Qof kiristaan ah oo loo soo diray waddan shisheeye si…diindarroSi xun ugu dhaqmidda diin si xun loogu dhaqmo.diindiinD. ah: dhar aad u duugoobay oo si sahlan u dildillaaci kara.diindiinSi sahlan u dildillaacid (dhar aad u duugoobay).diinla'aanDiinlaawe ahaansho. ld diinli'i.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms