Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

diin

(-nan, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nooc xamaaratada ka mid ah aad u gaabiya, leh qolof adag oo ku dahaaran afar lugood iyo qoor dheer oo aan dhogor lahayn; diindiin. ld dįindiin.

Erayo la-mid ah

diin-fedeysiHab koox bulsheed, ama waxbarasho, oo aaminsan in aanay iint…diin-fidiye(dii.) Qof kiristaan ah oo loo soo diray waddan shisheeye si…diindarroSi xun ugu dhaqmidda diin si xun loogu dhaqmo.diindiinD. ah: dhar aad u duugoobay oo si sahlan u dildillaaci kara.diindiinSi sahlan u dildillaacid (dhar aad u duugoobay).diinla'aanDiinlaawe ahaansho. ld diinli'i.diinlaawe1. Qof aan diin aaminsanayn. 2. Qof aan akhlaaq wanaagsan la…diinleyGoggaaleysi.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms