Qaamuuska Asalka
diinlaawe
(-wayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qof aan diin aaminsanayn. 2. Qof aan akhlaaq wanaagsan lahayn.
Erayo la-mid ah
diinNooc xamaaratada ka mid ah aad u gaabiya, leh qolof adag oo …diin/dh (-iimo, m.l) 1. Caqiido cid ku xiraysa awood ka sarraysa…diin1. Ku d.: qof wax la yaab leh oo aanu hore u arki jirin qaad…diin-fedeysiHab koox bulsheed, ama waxbarasho, oo aaminsan in aanay iint…diin-fidiye(dii.) Qof kiristaan ah oo loo soo diray waddan shisheeye si…diindarroSi xun ugu dhaqmidda diin si xun loogu dhaqmo.diindiinD. ah: dhar aad u duugoobay oo si sahlan u dildillaaci kara.diindiinSi sahlan u dildillaacid (dhar aad u duugoobay).

