Qaamuuska Asalka
diiqalyo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Biyo aayar soconaaya. ld diiqalyeyn.
Erayo la-mid ah
diiq1. ld diig (-qaq, m.l) Digaagga kiisa lab. 2. Kalluun yaryar…diiq1. Cunto, dhar iwm aan badnayn oo loo geeyo ummul, aroos, qo…diiq1. Wax sii yaraansho, sii liciifid. 2. U d.: cid dhibaataysa…diiqadDareemidda la dareemo ciriiri ama farxad la'aan (qof).diiqadeeCid, ciriiri ama farxad la'aan ku abuurid.diiqalyeeAayar socosho (biyo).diiqalyeynld diiqalyo.diiqee1. Diiqo bixin. 2. Wax daldalid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
