Qaamuuska Asalka
diiq
MagacLafdheeri
Macnaha
1. ld diig (-qaq, m.l) Digaagga kiisa lab. 2. Kalluun yaryar oo gudguduudan. 3. Ciriiri. 4. D. ah: si dhib leh.
Erayo la-mid ah
diiqadDareemidda la dareemo ciriiri ama farxad la'aan (qof).diiqadeeCid, ciriiri ama farxad la'aan ku abuurid.diiqalyeeAayar socosho (biyo).diiqalyeynld diiqalyo.diiqalyoBiyo aayar soconaaya. ld diiqalyeyn.diiqee1. Diiqo bixin. 2. Wax daldalid.diiqlayGeed-gaab leh dheecaan guduudan, laamo dhuudhuuban oo ka bax…diiqooKu d.: ciriiri dareemid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
