Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

diiqad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dareemidda la dareemo ciriiri ama farxad la'aan (qof).

Erayo la-mid ah

diiq1. ld diig (-qaq, m.l) Digaagga kiisa lab. 2. Kalluun yaryar…diiq1. Cunto, dhar iwm aan badnayn oo loo geeyo ummul, aroos, qo…diiq1. Wax sii yaraansho, sii liciifid. 2. U d.: cid dhibaataysa…diiqadeeCid, ciriiri ama farxad la'aan ku abuurid.diiqalyeeAayar socosho (biyo).diiqalyeynld diiqalyo.diiqalyoBiyo aayar soconaaya. ld diiqalyeyn.diiqee1. Diiqo bixin. 2. Wax daldalid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms