Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

diiqalyee

(-yeeyay, -yeysay)
Falmg2

Macnaha

Aayar socosho (biyo).

Erayo la-mid ah

diiq1. ld diig (-qaq, m.l) Digaagga kiisa lab. 2. Kalluun yaryar…diiq1. Cunto, dhar iwm aan badnayn oo loo geeyo ummul, aroos, qo…diiq1. Wax sii yaraansho, sii liciifid. 2. U d.: cid dhibaataysa…diiqadDareemidda la dareemo ciriiri ama farxad la'aan (qof).diiqadeeCid, ciriiri ama farxad la'aan ku abuurid.diiqalyeynld diiqalyo.diiqalyoBiyo aayar soconaaya. ld diiqalyeyn.diiqee1. Diiqo bixin. 2. Wax daldalid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms