Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

diif

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Tamardarro, jiil, daal iwm oo jirka ka muuqda.

Erayo la-mid ah

diifaysanWax diifi hayso ahaansho (nafley).diifaysnaanld diifaysnaansho.diifaysnaansho/dh ld diifaysnaan.diifeeCid diif badid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms