Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

diifaysan

(-snaa, -snayd)
Falmg4

Macnaha

Wax diifi hayso ahaansho (nafley).

Erayo la-mid ah

diifTamardarro, jiil, daal iwm oo jirka ka muuqda.diifaysnaanld diifaysnaansho.diifaysnaansho/dh ld diifaysnaan.diifeeCid diif badid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms