Qaamuuska Asalka
dįidsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Qof dįiddan ahaansho.
Erayo la-mid ah
dįidCodsi, amar, siismo, iwm ku gacan sayrid.dįiddanCodsi, amar, siismo iwm wax ku gacan sayray ahaansho.dįiddanaanįiddan. ld dįiddanaansho.dįiddanaansho/dh ld dįiddanaan.dįiddoKu gacan sayridda lagu gacan sayro codsi, amar, siismo iwm.dįiddooyNeef irmaan oo aan oggolayn in la liso (geel).dįiddowD. ah: neef irmaan oo aan oggolayn in la liso (lo').dįididįid. ld dįidis, dįidmo.

