Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dįid

(-day, -dday)
Falg1

Macnaha

Codsi, amar, siismo, iwm ku gacan sayrid.

Erayo la-mid ah

dįiddanCodsi, amar, siismo iwm wax ku gacan sayray ahaansho.dįiddanaanįiddan. ld dįiddanaansho.dįiddanaansho/dh ld dįiddanaan.dįiddoKu gacan sayridda lagu gacan sayro codsi, amar, siismo iwm.dįiddooyNeef irmaan oo aan oggolayn in la liso (geel).dįiddowD. ah: neef irmaan oo aan oggolayn in la liso (lo').dįididįid. ld dįidis, dįidmo.dįidisįidid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms