Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dįiddo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Ku gacan sayridda lagu gacan sayro codsi, amar, siismo iwm.

Erayo la-mid ah

dįidCodsi, amar, siismo, iwm ku gacan sayrid.dįiddanCodsi, amar, siismo iwm wax ku gacan sayray ahaansho.dįiddanaanįiddan. ld dįiddanaansho.dįiddanaansho/dh ld dįiddanaan.dįiddooyNeef irmaan oo aan oggolayn in la liso (geel).dįiddowD. ah: neef irmaan oo aan oggolayn in la liso (lo').dįididįid. ld dįidis, dįidmo.dįidisįidid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms