Qaamuuska Asalka
diir
MagacLafdheeri
Macnaha
Kulayl, uumi.
Erayo la-mid ah
diir-hoose(bot.) Botani ahaan, nudaha u dhexeeya dubka sare iyo habdhi…diiradAalad lagu kala garto jahooyinka, leh qaab sacadeed oo lagu …diirad(nax.) Marka uu qof hadlayo, weer kastoo ka mid ah warkiisa …diiradaynMarka diirad la saaraayo qayb ka mid ah weerta (eeg diirad 2…diiradeeyeQurubyada wax diiradeeya oo kala ah: “baa”/”ayaa”, “waa” (ee…diirane(xis.) Dhakhsaha isbeddelka ee fansaar marka loo eego doorso…diirane-koowaad(xis.) Fansaarka j = f(x) waa d. k. marka uu diiranihiisu ya…diirdiirCayayaan yar oo jilicsan, leh duf badan, wuxuu ku dulnoolyah…

