Qaamuuska Asalka
diiradeeye
(nax.)MagacLafdheeri
Macnaha
Qurubyada wax diiradeeya oo kala ah: “baa”/”ayaa”, “waa” (eeg qurub diiradeed).
Erayo la-mid ah
diirKulayl, uumi.diir1. Wax in yar kululaansho. 2. Qof, in yar xanaaqid.diir-hoose(bot.) Botani ahaan, nudaha u dhexeeya dubka sare iyo habdhi…diirad(nax.) Marka uu qof hadlayo, weer kastoo ka mid ah warkiisa …diiradAalad lagu kala garto jahooyinka, leh qaab sacadeed oo lagu …diiradaynMarka diirad la saaraayo qayb ka mid ah weerta (eeg diirad 2…diirane(xis.) Dhakhsaha isbeddelka ee fansaar marka loo eego doorso…diirane-koowaad(xis.) Fansaarka j = f(x) waa d. k. marka uu diiranihiisu ya…

